|
Marwada Madaxwaynaha Iyo Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirada Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Gabiley Laga Hir-galiyey Kuwo Kalena Dhagax-dhigay |
|
Written by Wija Team
|
|
Friday, 18 March 2011 14:17 |
|
Marwada Madaxwaynaha Marwo Aamina Xaaji Maxamed Jirde iyo Wafti ballaadhan oo ay hogaaminayso ayaa ka qayb galay Munaasibado Xadhiga lagaga jarayey Mashaariic laga hir-galiyey Gabiley, kuwo kale oo la yagleelayana dhagax dhigtay. Taasi oo lagu kala qabtay Gudaha Cusbitalka guud ee Gobolka, iyo Xarunta Agoomaha Gabiley.
|
|
Last Updated on Friday, 18 March 2011 14:23 |
|
Read more...
|
|
Golaha Amaanka Ee Qaramada Midoobay Oo Caawa Meel Mariyay Qaraar U Ogolaanaya Isbahaysiga NATO, In Ay Weerar Ku Qaadaan Ciidamadda Muammar Gaddafi. |
|
Written by Wija Team
|
|
Friday, 18 March 2011 14:12 |
|
Hargeysa- Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa caawa cod aqlabiyad ah ku meel mariyay qaraar u ogolaanaya ciidamada isbahaysiga NATO, in ay weerar toos ah ku qaadaan gudaha dalka Libya, si looga hortago waxa ay ugu yeedheen xasuuqa iyo dilka ay ciidamada Muammar Gaddafi ku hayaan dadka rayidka ah ee mucaaridka ah ee ka soo hor jeeda xukunka xukuumadda Gaddafi.
|
|
Read more...
|
|
Gudigii Kasoo Talo-bixinta Dib U Furashada Xisbiyada Oo Kulankoodii Ugu Horeeyey Ku Doortay Hogaanka Sare Ee Gudigaasi. |
|
Written by Wija Team
|
|
Friday, 18 March 2011 12:43 |
|

Hargeysa (WIJA):- Gudiga ka soo talo bixinta dib u furashada Xisbiyada Siyaasadeed ee dbawaan uu magacaabay Madaxweynaha Somalialnd Md Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo] ayaa maanta yeeshay kulan koodii ugu horeeyey.
|
|
Last Updated on Friday, 18 March 2011 14:15 |
|
Read more...
|
|
Wareegii Shanaad Ee Olalaha Nadaafada Qaranka Oo Laga Fuliyay meelo Ka mid ah Caasimada Hargeysa. |
|
Written by Wija Team
|
|
Thursday, 17 March 2011 13:59 |
|
Hargeysa (WIJA) Waxaa maanta guud ahaan dalka looga dareeray Olalaha nadaafada Qaranka oo shan iyo afartankii cishaba hal mar laga qabto dalka oo dhan.
|
|
Read more...
|
|
Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Gudidii Uu Umagacaabay Ka Soo Tallo-bixinta Furashada Ururada Siyaasadeed Iyo Nuxurka Hadalladii Madaxweynaha. |
|
Written by Wija Team
|
|
Thursday, 17 March 2011 13:43 |
|

Hargegysa (Wija) Madaxweynaha somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siiraanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Gudidii uu u magacaabay kasoo tallo-bixinta Furasha ururo siyaasadeed, kuwaasoo Madaxweynuhu uga mahad-celiyey sida ay u Ajiibeen magacabistiisii iyo hawsha uu u igmaday Madaxweynuhu.
|
|
Read more...
|
|
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Ciyaaraha, dhalinyarada iyo dhaqanka oo shaaciyay in ay sida ugu dhakhsaha badan u qaban doonaan tartankii gobolada ee kubbada cagta. |
|
Written by Wija Team
|
|
Thursday, 17 March 2011 13:28 |
|

Hargeysa (WIJA) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada, ciyaaraha iyo dhaqanka Somaliland Md. Mustafe Maxamed Qodax, ayaa faahfaahin dheeri ah ka bixiyay natiijada socdaal ay dhawaan ugu baxeen dalka Djabouti, kaas oo ay koox orodyahano u dhashay Somaliland kaga qayb galeen tartan dalkaas ka dhacayay.
|
|
Last Updated on Thursday, 17 March 2011 13:59 |
|
Read more...
|
|
Xuska Maalinta Haweenka Aduunka oo London lagu qabtey. |
|
Written by Wija Team
|
|
Sunday, 13 March 2011 13:19 |
London-Waxa habeenkii jimcaha lagu qabtey galbeedka magaaldan London xaflad aad u qurux badan oo ay soo qaban qaabiyeen ururka Qoys Daryeel NGO iyo haweenka ku nool qaar ka mid ah xaafadaha magaaladan London lagu xusaayey maalinta haweenka adduunka.
|
|
Read more...
|
|
Wasiirka Maaliyada Oo Shir Ku Saabsan Dakhlin Kordhinta Ka Furay Hargeysa |
|
Written by Wija Team
|
|
Sunday, 13 March 2011 13:13 |
Hargeysa - Shir lagaga hadlayo kordhinta dakhliga iyo ka hortaga kootarabaanka ayaa maanta lagu qabtay Huteelka Imperial ee magaalada Hargeysa kaasi oo ay ka qeyb galeen Badhasaabada Gobolada dalka.Shirkan oo socon doona muddo laba maalmood ah waxa soo qaban qaabisay Wasaarada Maaliyada Somaliland.
|
|
Read more...
|
|
Wasaarada Arr. Dibada Somaliland Oo Dedaal Ugu Jirta Badbaadinta Muwaadiniinta Ku Go’doonsan Liibiya. |
|
Written by Wija Team
|
|
Sunday, 13 March 2011 13:10 |
Hargeysa -Arrimaha dibada Somaliland,ayaa sheegtay inay dedaal ugu jirto sidii ay u badbaadin lahayd muwaadiniinta reer Somaliland ee ku go’doonsan dalka Liibiya.
|
|
Read more...
|
|
Sidee Ayuu Ninku u Kasban Karaa Kalsoonida Xaaskiisa? |
|
Written by Wija Team
|
|
Saturday, 05 March 2011 08:17 |
|
Qof kasta oo dunida ku nooli waxa uu jecel yahay inuu maalin maalmaha ka mid ah noqdo hooyo ama aabbo, sidaa darteed lama huraan ah in marka qoys dhidibada loo taagayo uu u baahan yahay in la sameeyo ka fiirsasho badan si loo yareeyo burburka qoyska.
|
|
Last Updated on Saturday, 05 March 2011 08:32 |
|
Read more...
|
|
Wafti Ka Socda Dalka Imaraadka Carabta Oo Maanta Gaadhay Magaalada Berbera . |
|
Written by Wija Team
|
|
Monday, 21 February 2011 15:13 |
|
Berbera- wafti ka socda Dalka Imaaraadka Carabta ayaa saaka waxay booqasho ku yimaadeen magaalo madaxda G/sahil ee Berbera.
|
|
Last Updated on Saturday, 05 March 2011 07:12 |
|
Read more...
|
|
“Ma haboona in la takooro dadka naafada ah, caruurta naafada ah yaan la odhan waxba ma baran karaan, waayo Dayaxa laguma tagin dhameystiran, laakin waxa horumarkasta lagu gaadhay aqoon iyo Cilmi”ayey tidhi Aamina Waris oo ka hadlaysay dadka naafada ah. |
|
Written by Wija Team
|
|
Monday, 21 February 2011 14:58 |
|
Hargeysa-Shir lagu lafa-gurayey mashruuca furitaanka xuquuqda aadamaha Somaliland ayaa maanta si rasmi ah xadhiga kaga jartay Marwada kowaad ee Somaliland Marwo Aamina-Waris, taas oo ka dhacday Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa.
|
|
Read more...
|
|
Booliska Oo Hargeysa Ku Qabtay Miinadda Kaareyaasha |
|
Written by Wija Team
|
|
Monday, 21 February 2011 14:42 |
|

|
|
Read more...
|
|